|
|
-
-
Mudanayaasha Guurtida oo
gadood ay ka muujiyeen Mushahar la’aan haysta loo
fasaxay
-
24 August Hargeysa (Hargeysa.org)- Shirgudoonka iyo
Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa
fadhigii shalay ee Golahaas isku maandhaafay arrimo
la xidhiidha lacagta mushaharka ah ee ay
Mudanayaashu qaataan iyo ansixinta xeerka
Xuquuqal-insaanka oo nuquladiisa dhawaan qayb ka mid
ah Xildhibaanada loo qaybiyay, isla markaana muranka
shalay Golaha ka abuurmay waxa uu sababay in
Guddoomiyuhu ku dhawaaqo in Goluhu galay fasax muddo
todobaad ah.
-
-
Seyoum Musfin Wasiirka
Arrimaha Debeda ee Ethiopia oo Si-ba'an u
Dhaleeceeyey Abdillahi Yussuf iyo Nuur-Cade
-
23 Aug 2008 Mogadisho - eyoum Musfin ayaa waxaa uu
sheegay mar uu wareeysi siinayay Jariidada
Finanacial Times in uu Madaxweynaha iyo Ra'iisal
wasaaraha Soomaaliya ku dhaliilayo sida ay ugu
guuleeysan waayeen in ay dhameeyaan Khilaafka
dhexdooda yaal. Kumanaan kun oo Ciidamada Itoobiya
ah ayaa Soomaaliya fargeliyay Dhamaadkii sanadii
2006-dii si ay gacan u siiyaan
-
-
Mohamed Dheere
oo Cir iyo Dhul midna Qarin-waayey Cabsi
-
23 Aug 2008 Mogadisho - Dagaal Ooge Maxamad Cumar
Xabeeb oo ah nin uu Abdillahi Yussuf u adeegsado
Xasuuqa Beesha Hawiye ee uu ka soo jeedo ayaa la
sheegay in ay ku habsatay Cabsi-xoogan oo ku
jahaysan Amiinkiisa, isaga oo iminka yeeshay cadow
tira badan.
-
-
Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga
Kulmiye oo beri ka furmaya Burco iyo loolanka adag
ee Musharaxiinta
-
22 August 2008 Burco- (Hargeysa.org)- Shirka Golaha
Dhexe ee xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye ayaa beri
si rasmi ah uga furmi doona Hotel City Plaza
magaalada Burco. Qabashada Shirka Golaha Dhexe oo
marar hore dib loo dhigay, waxa sida la filayo ka
qaybgalaya in ka badan 170 xubnood, waxaana lagu
dooran doonaa Musharaxiinta xisbiga uga qaybgalaya
doorashada Madaxtooyada ee qabashadeeda loo asteeyay
29 bisha March ee 2009-ka.
-
-
When Aid Harms...
-
21 Aug 2008 - Today I received an email from Edna
Adan, a woman whom I hugely admire, who runs a
maternity hospital in Somaliland. Naka Nathaniel and
I did a video about her a couple of years ago, and
she also figures into a book that my wife and I are
writing about women in the developing world. Here’s
what Edna said: I am writing to you in desperation
because we have lost ten of our best qualified
nurses and midwives to International NGOs who do not
support us during the training but who snatch the
best from us with salary offers that we cannot
match.
-
-
Guddoomiyihii hore ee
Maxkamadda Sare oo geeriyooday
-
21 August Hargeysa (Hargeysa.org)- Alle ha u
naxariistee waxa xalay fiidkii ku geeriyooday
gurigiisa oo ku yaala magaalada Hargeysa
Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare ee Somaliland
garyaqaan Fasal Xaaji Jaamac Geeddi oo in muddo ahba
xanuunsanayay.
-
-
Ethiopia: U.S. Billionaire's
Titan Resources Signs Oil Accord
-
21 Aug 2008 - The Dallas, Texas-based company will
invest as much as $60 million to explore tracts of
Ethiopia's eastern Ogaden basin...
-
-
Ministerial committee
discusses food crisis in Somaliland
-
20 Aug 2008 Hargeysa (IRIN) - "We are here to
search for solutions to the recent inflation and the
food crisis facing the nation this year," Ali
Mohamed Waran'adde, the civil aviation minister and
chairman of the select committee, said at a news
conference in Hargesia, the region's capital.
-
-
Madaxweyne Rayaale oo Wasiir u
magacaabay Wasaaradda Dib-u dejinta
-
20 August 2008 Hargeysa –(Hargeysa.org)-
Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa
Wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Dib-u-dejinta
oo uu dhawaan iska casilay Abshir Axmed Xasan. Sida
lagu sheegay Warsaxaafaddeed uu soo saaray Afhayeen
Madaxtooyada
-
-
Guddida ganacsatada
kooto-diidka ah oo golaha wakiillada uga xog-waramay
muranka ka taagan dhoofka xoolaha
-
10 August 2008 Hargeysa -(Hargeysa.org)- Guddida
Ganacsatada wadaniga ah ee kasoo horjeeda heshiiska
Xukuumaddu dhoofka Xoolaha kula gashay Ganacsaddaha
Carbeed ee Al-Jaabiri ayaa hortegay fadhigii maanta
ee Golaha Wakiillada, si ay uga xog-waramaan muranka
muddada soo jiitamayay ee u dhexeeyay iyaga iyo
Xukuumadda....
-
-
Guddoomiyaha Guurtida oo u
socdaalay Shirka Gar-adag iyo Guddoomiyaha Kulmiye
oo uga sii horeeyay
-
9 August 2008 Hargeysa -(Hargeysa.org) Guddoomiyaha
Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan
ayaa gelinkii dambe ee shalay u ambaxo baxay dhinaca
degmada Gar-adag, halkaas oo uu ka socdo Shirka
Beelaha Bariga Burco. Ma cadda ujeedada socdaalka
Guddoomiyaha Guurtidu ugu baqoolay Shirka Gar-adag,
hase yeeshee waxa la filayaa in socdaalkiisu uu
salka ku hayo inuu u muujiyo in aanu kasoo horjeedin
Shirka wada-gashiga ah ee Beeshiisa uga socda
halkaas.....
-
-
Cancer-ka ku dhaca Qanjidh-ka
Manida ama Shahwada oo faro-baas ku haya Ragga
Qaad-ka Cuna
-
9 August 2008 Hargeysa -(Hargeysa.org) Ka hortago
waxa uu ka fiican yahay Is-daweynta, waa murti ama
weedh ku baahday Isticmaalkeedu dhinaca Caafimaadka.
Waxa Dunidan aan ku noolahay ku soo batay Xanuunada
jiitama ee loo caalwaayey, Sida Canser-ka Macaan-ka,
xanuunada sigaarku sanbabada ku reebo, wadno
xanuun-ka, Tuf-ta, Dhiig-karka iyo xanuuno kale oo
jiitama oo ku yimaada Cunitaanka Qaadka. dhaqan
kasta oo dunida laga helo waxa uu leeyahay qayb
wanaagsan oo wax-tar leh iyo qayb xun oo khaseere
keeni kara, tusaale dadka Somaalidu wey qariyaan
haddii Xanuunada qaar ka mid ahi ku dhacaan.....
-
-
-
Madaxweyne Rayaale oo fasax
shuruudo weheliyaan ku ogolaaday dhoofka Xoolaha
muddada ku xayirnaa Berbera
-
6 August 2008- Hargeysa- (Hargeysa.org)-Madaxweynaha
Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa ogolaaday in
la dhoofiyo Xoolo todobaadyadii u dambeeyay ku
xayirnaa Berbera, isla markaana waxa uu ka digey in
kuwo dambe oo ka hor imanaya heshiiska Al-Jaabiri
lagu shubo halkaas....
-
-
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye
oo ka hadlay xadhiga Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee
Komishanka doorashooyinka
-
5 August 2008- Hargeysa (Hargeysa.org)- Guddoomiyaha
Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye Axmed Maxamed
Maxamuud (Siilaanyo), ayaa cambaareeyay xadhiga ay
Xukuumaddu kula kacday Guddoomiye-ku –xigeenkii hore
ee Komishanka doorashooyinka qaranka Mr. Xirsi Cali
Xasan, waxaanu sheegay in xadhigiisu la xidhiidho
muranka ka taagan dhoofka Xoolaha, kaasoo uu xusay
in Xukuumadda Madaxweyne Rayaale abuurtay......
-
-
Witnesses: Ethiopian shelling
kills 10 in Somalia
-
MOGADISHU, Somalia - Mortar shells slammed into a
residential area in Somalia's capital, killing at
least 10 people — including a mother and her child,
witnesses and a hospital official said Tuesday. The
bloodshed Monday came as Ethiopian troops backing
Somalia's shaky government battled Islamic
insurgents who have been fighting an Iraq-style
guerrilla war for more than a year. Thousands of
civilians have been killed...
-
-
Madaxweyne Rayaale oo Xilkii
ka qaaday Wasiir-ku-xigeenkii Hawlaha Guud, mid
kalena magacaabay
-
4 August 2008 Hargeysa (Hargeysa.org)- Madaxweynaha
Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta
wareegto uu soo saaray xilkii ka qaaday
Wasiir-ku-xigeenkii Wasaaradda Hawlaha guud iyo
guryaynta, isla markaana ku magacaabay
Wasiir-ku-xigeen cusub....
-
-
Guddoomiye-ku-xigeenkii hore
ee Komishanka doorashooyinka oo Xabsiga loo taxaabay
-
4 August 2008 Hargeysa (Hargeysa.org)-
Guddoomiye-ku-xigeenkii hore Komishanka
doorashooyinka Xirsi Cali Xasan, ayaa xalay ciidanka
Booliska ee magaalada Burco xabsiga u taxaabay,
kadib markii ay ka qabteen tuulada Ina-afmadoobe oo
dhinaca bari ka xigta Burco. Xadhiga Xirsi Cali
Xaaji Xasan oo ay xaqiijiyeen masuuliyiinta gobolka
Togdheer, si rasmi ah daboolka loogama qaadin
sababta loo xidhay....
-
-
Golaha Wakiillada oo su'aalo
ku saabsan Heshiiska Al-Jaabiri ku hafiyay Wasiirka
Xanaanada Xoolaha iyo laba Mudane oo is faro-saaray
-
3 August 2008 - Hargeysa (Hargeysa.org)- Wasiirka
Xanaanada Xoolaha Somaliland Idiris Ibraahin Cabdi,
ayaa hortegay fadhigii maanta ee Golaha Wakiillada,
si ay su'aalo uga waydiiyaan Heshiiska ay Xukuumaddu
dhoofka Xoolaha kula gashay Ganacsadaha Al-Jaabiri
iyo muranka muddada soo jiitamayey ee ka dhashay.
Fadhigan oo uu gudoominayey Guddoomiyaha Golaha
Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),
waxa uu ku furmay jewi degen. Hase yeeshee, waxaa
laga dareemayay diyaar-garow xoogan oo ay
Mudaneyaashu kusoo tabaabulshaysteen, si ay Wasiirka
ula boobaan su'aalo ay jawaabtooda dadweynuhu si
weyn ugu dhegtaagayaan, isla markaana uu uga
xog-waramo mad-madow badan oo ku gedaaman Heshiiska
ay Xukuumaddu dhoofka Xoolaha nool ugu xidhay
Ganacsadaha reer Sucuudiyaanka ah ee Al-Jaabiri...
-
-
Golaha Wakiillada oo Aqlabiyad
ku Meelmariyey Go’aan Xaaraantinimaynaya Heshiiska
Al-jabiri
-
30 july 2008 - - Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa
fadhigoodii shalay go’aan ka soo saaray muranka
ganacsiga dhoofka xoolaha nool, kaas oo ay ku
sheegeen in sida ku cad dastuurka dalka ganacisga
xooluhu ku salaysan yahay suuqa xorta ah, isla
markaana aanay xukuumaddu ku dhaqmi Karin heshiis
aan waafaqsanayn dastuurka...
-
-
Dooni ay saarnaayeen 2,500
neef adhi ah oo ku sii jeeday dalka Yaman oo
qarqantay
-
29 july 2008 -Dooni ay saarnaayeen in ka badan 2,500
oo neef oo loo iibgeynayey dalka Yemen ayaa la
sheegay inay ku qaran-qatay Xeebaha Somaliland.
Kadib markii dabeylo xoog badan ay ku Kaceen...
-
-
Ethiopian troops open fire on
civilians
-
24 july 2008 - Mogadishu - Ethiopian forces on
Thursday killed nine civilians in central Somalia
after coming under attack from insurgents, witnesses
said. The troops, who had been attacked as they were
entering their camp in Beledewyne town, 350
kilometres north of the capital Mogadishu, responded
by opening fire on civilians, they said. "We
collected nine dead civilians killed by shooting and
shelling," said Mohamed Moalim Adbullahi, an elder.....
-
-
Ethiopia gives Djibouti's
Guelleh farmland-officials
-
22 july 2008 - Ethiopia gave Guelleh 7,000 hectares
of land some 400 km (250 miles) south of Addis Ababa,
where government officials say he will grow wheat.
"A team of experts has already started preliminary
work to set up a modern and mechanized farm," said
the officials, who spoke on the condition on
anonymity. Guelleh, who was in Ethiopia last week
with his wife and a ministerial delegation, was also
given 10,000 square metres of lakeside land some 45
km (30 miles) east of the capital on which to build
a holiday home, the officials said. Guelleh already
owns a $5 million presidential residence in
Ethiopia's eastern town of Dire Dawa, they said....
-
-
Somali villages invest in
solar-powered pump, with high returns
-
22 july 2008 - Haraf is one of five local villages
that have been able to install water kiosks with
help from UNICEF.Haraf ‘s new source of safe
drinking is a solar-powered water pump installed by
UNICEF with funding from the Danish Government, the
Ministry of Water and Mineral Resources, the
non-governmental organization Red Sea and the local
community....
-
-
Mid ka mid ah dhalintii
ciidamada qaranku ku toogteen Hargeysa oo dhaawacii
u dhintay
-
15 july 2008 - Waxaa saaka ku geeriyooday magaalada
Hargeysa marxuum Maxamed Cabdirahmaan oo ahaa ninkii
ugu dhaawaca cuslaa dhalinyaradii ay ciidamada
qaranka Somaliland ku toogteen bannaanbaxii ka.....
-
-
Dubai to invest 100
dollars million in Ethiopia
-
12 july 2008 - Dubai will invest about $100 million
in several Ethiopian economic sectors beginning in
October, a visiting group of financiers said....
-
-
ETHIOPIA: MSF halts operations
in Somali region
-
11 july 2008 - Médecins Sans Frontières Switzerland
(MSF-Swiss) has withdrawn from Fiiq, Somali region,
saying repeated administrative hurdles and
intimidation had prevented it from providing medical
care to vulnerable populations.....
-
-
Kuwaan taariikhda waxba ku
lahayna ku daawan mayno in ummaddayada ay xabadda la
dhacaan” Jidhif
-
10 july 2008 - Xoghayaha guddida nabadgelyada iyo
difaaca ee xisbiga kulmiye mujaahid Maxamed Xasan
Cabdilaahi Jidhif ayaa xukuumada Riyaale si kulul
ugu eedeeyey talaabaddii ay ciidamada ugu adeegsatay
dhalinyaradii maalintii doraad ka gadooday Riigii
laga soo dhaqaajiyey koonfurta Hargeysa ee biyaha ka
baadhayey.....
-
-
Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye oo
cambaareeyay xukuumada Somaliland
-
8 july 2008 (hargeysa.org) - Gudoomiyahay xisbiga
mucaaridka ah ee Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)
ayaa xukumadda Somaliland ku eedeeyey in ay si xun
ula dhaqantay dhalinyaradii mudaharaadka shalay ka
dhigtay magaalada Hargeysa.....
-
-
Cambaarayn xasuuqii ka dhacay
magaalada Hargeysa 7 july 2008
- 8 july 2008 - Annaga oo ah bahda hargeysa.org
waxa aanu cambaaraynaynaa xasuuqii ay ciidamada
xooga qaranka Somaliland ka geysteen magaalada
Hargeysa maalintii isniintii 7 july 2008. Halkaas oo
ay ciidamadu ku dileen 4 qof kuna dhaawaceen in ku
dhow tobaneeyo qof. Dadkan la xasuuqay ayaa waxay
ahaayeen dhalinyaro iyo dumar ka mudaaharaadayay......
-
-
-
Massive Demonstrations with
Violence erupted In Hargeisa Somaliland
- 7 July 2008 - So far 11 have been wounded and 2
have died after violent demonstrations erupted in
some districts in the city of Hargeisa. The
demonstrations began this morning near the airport
and later spread to other parts of the city
including the centre of the city’s big market where
demonstrators confronted the police....
-
-
-
Mudaaharaad balaadhan oo
gilgilay magaalada Hargeysa iyo ciidanka qaranka oo
toogtay dhalinyaradii mudaaharaadaysay
-

- 7 july 2008 - Banaanbax balaadhan oo is qabtay
Masalaha ilaa biriishka weyn ayaa ka dhacay
magaalada Hargeysa maanta. Banaanbaxaas oo markii
dambe u sii fiday xagga suuqa hoose ilaa dawlada
hoose ayaa waxa dhigayay dhalinyaro iyo haween,
kuwaas oo wadooyinka ku gooyay dhagxaan iyo taayiro
gubanaya....
-
-
-
Stop illegal hunting in
Somaliland
- 17 feb 2008 - We are writing to express our deep
concern about the unfolding illegal hunting that is
taking place in Somaliland. We believe the biggest
threat to our precious natural resources after the
habitat destruction is the organized poachers based
in the Gulf States. We are afraid that many
endangered species of the country may be lost unless
immediate actions are taken by your Ministry.
-
|
|
|