Dalkaaga daawo dacalada
 
Sawiro muujinaya bilicda degaankeena iyo xoolaheena. Sawiradan waxa laga soo qaaday degaanada hoos yimaada degmada Sallaxley ee gobolka Hargeysa. Daawasho wanaagsan !
 
   
Adhi daaqaya banka Qoolcaday Adhi daaqaya banka Qoolcaday
   
   
Qurbajoog Dalxiis ah ( Bali Mataan) Maqal foofaysa
   
Balli Beer ku taala Qoton dabo
   
Fardo Fardo
   
Awr doobyaya Fardo
   
Fardo Fardo
   
Geel Geel
   
   
   
Telesom,  Sallaxley Masjid Jaamaca Sallaxley oo la dhisayo
   
   
   
   
   
 

Copyright © 2002-2003 Hargeysa Online , All Rights Reserved   

 

contact@hargeysa.org