|
||
![]() |
||
| Ku soo dhawoow Scandinavian Hotel Hargeysa | ||
|
Waxa dadweynaha ku nool magaalada Hargeysa iyo kuwa booqashada ku joogaba loogu bushaaraynayaa in loo furay Hotel Casri ah oo lagu magacaabo Scandinavian Hotel. Hotelku waxa uu ku yaalaa wadada tagta madaarka caalamiga ah ee Hargeisa international Airport, waxana uu inyar ka soo sokeeyaa Ambassador Hotel.
Haddaba hore u gaadh Scandinavian Hotel oo laguugu diyaariyay shaqaale casri ah iyo cuno fudud oo casri ah iyo cabitaano kala duwan.
|
||
![]() |
![]() |
|
![]() |
||
| Waxaad nagala soo xidhiidhaa: | ||
|
Tel:
:+2522-529777 Mobile: :+2522-426250,+2522-409133 |
||
|
e-mail: scandinavianhotelhargeysa@yahoo.se |
||